Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo Hargeysa ku Geeriyooday iyo Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray

  Hargeysa (SLpost)- Alle Ha U Naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM, mudooyinkii dambena...

Somaliland oo Shaacisay 19 Kiis oo Cusub oo CoronaVirus ah iyo Tirada Dhimashada oo korodhay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo caabuqa Coronavirus ah oo la xaqiijiyey iyo laba qof oo u geeriyooday xannuunka...

Jimciyadda Sooyaal oo Tacsi u diray Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo)

  Wuxuu maamulka Jimciyadda Mujaahidiinta Sooyaal ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Mujaahid Saleebaan Xuseen Axmed (Salo) oo ay ka tacsiyadaynayaan geeridii Naxdinta lahayd ee ku...

Masiibadii Bandooga – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 12aad

  Dadka waxa loo sheegay in bandoogu bilaabmayo 8:00 habeennimo, waxa se la xidhxidhi jiray wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo, si ay ciidanku u helaan...

Isu-duwaha Caafimaadka ee Gobolka Saaxil oo Naqdiyey Eedo laga faafiyey Arrimaha Caafimaadka ee gobolka

  Berbera (SLpost)- Isu-duwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Gobolka Saaxil, Dr. Bashiir Diiriye Jaamac ayaa ka hadlay Arrimo la xidhiidha Adeegga Caafimaadka ee gobolkaas oo...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inaanay Waxba iska beddelin heshiiskii ay Imaaraadka Kula jirtay ee Madaarka Berbera

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirrka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sixitaan ku samayeeyey hadal uu ku sheegay...

Talo soo jeedin ku saabsan Gaadiidka Jaadka lagu Qabtay ee Dawladdu la wareegtay

  Oday Faysal Xawaadle Cabdi oo kamida Waxgaradka reer Somaliland ee ku dhaqan qurbaha, gaar ahaan dalka Ingiriiska, ayaa dawladda ku hambalyeeyey go’aanka joojinta Jaadka,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img