Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Bililiqaysigii guriyaha la deggan yahay – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 11aad

  Tobankii ama labaatankii aqalba waxaa u xilsaarnaa nin lagu magacaabay Tabeelle oo si dhaw ula shaqayn jiray sirdoonkii Siyaad Barre. Shaqada Tabeelluhu waxay ahayd inuu...

COVID-19 oo Faro-baas ku haya Golaha Wasiirrada Maamul-goboleedka Puntland iyo Wararkii u dambeeyey Xogta Cudurka

  Garowe (SLpost)- Tirada Wasiirada ee maamul-goboleedka Puntland ee laga helay cudurka Corpnavirus ayaa gaadhay 4 xubnood oo dhammaantood kamid ah guddigii loo xil-saaray gurmadka...

Somaliland: Tiradii ugu badnayd COVID-19 oo la helay iyo Dhimashada oo korodhay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Somaliland ayaa maanta xaqiijisay tiradii u badnayd ee kiisas caabuqa Coronavirus ah oo hal maalin la shaaciyo. Agaasimaha Guud...

Ganacsade reer Jabuuti ah oo $170,000 ugu Deeqay Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Ganacsadaha reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Boore), ayaa guddida heer Qaran ee ka hortagga Cudurka Covid-19 ee Somaliland ku wareejiyey...

Hargeysa: Dowladda Hoose oo lagu eedeeyey inaanay Dhowr bilood Bixin Mushaharkii Shaqaalaha

  Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa lagu eedeeyey inay tacaddi ka dhan ah xuquuqda ay leeyihiin ee sharcigu u oggol yahay kula...

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan

  Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Beryahan dambe waxa saxaafadda iyo baraha bulshada (social media) aad ugu soo batay dadka caadaysta inay si caaddifadaysan ula baroortaan qof...

Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga hadashay Xiisad ka dhalatay Heshiis 30 Sanno ay ku jirtay oo ay ka baxday

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga hadashay xiisad ka dhalatay Heshiis muddo 30-sanno ay muwaadiniin reer Somaliland kula gashay inay maalgeshi ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img