HomeSiyaasi Cabdinaasir Buuni oo si adag u dhaliilay Maxamuud Xaashi Cabdi

Siyaasi Cabdinaasir Buuni oo si adag u dhaliilay Maxamuud Xaashi Cabdi

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)– Siyaasiga madaxa-bannaan ee Cabdinaasir Maxamed Buuni, ayaa si adag ugu jawaabay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo dhawaan dhaliilo u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Cabdinaasir Buuni oo ka mid ah siyaasiyiinta da’da yar ee dalka, kana soo jeeda gobolka Awdal, ayaa mar uu maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay inaanay Maxamuud Xaashi u banaanayn inuu dhaliilo la xidhiidha musuq-maasuq u jeediyo cid kale maadaama sida uu sheegay lagu tuhunsan yahay inuu yahay masuulkii ugu musuqa badnaa xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo oo uu ka soo noqday Wasiirrada Duulista iyo Madaxtooyada.

Waxa uu siyaasigani ku eedeeyey Maxamuud Xaashi inuu ku-takrifal hanti ummadeed muddadii dhowrka sanno ahayd ee ka tirsanaa xukuumaddii hore ee xisbiga Kulmiye, isagoo ku tilmaamay inuu ka mid yahay shaqsiyaad sifooyin gurracan uga faa’idaystay Madaxweynihii hore Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Hadalka uu Siyaasi Buuni ugu Jawaabay Maxamuud Xaashi Cabdi.

https://youtu.be/ChNBt4irE1k

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories