Fannaan Maxamed Siciid BK oo shaaciyey inuu ka baxay Fanka iyo farriin uu taageerayaashii u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Fanaanka Caanka noqday ee Maxamed Siciid BK oo hore uga tirsanaa kooxda Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, ayaa Arbacada maanta...
Gabiley: Cudurka Kuduudiyaha oo faro-baas ku haya iyo Nooca Caabuqa Keena oo la ogaaday (Warbixin)
Gabiley (SLpost)- Xannuunka loogu magac-daray Kuduudiyaha oo si baahsan uga jira gobollada Somaliland, ayaa xilligan u muuqda inuu saamayn ba'an ku yeeshay kuna faafay...
“Maanta waxaynu joognaa Baankii intii Soomaali Dowlad ahayd la hadal hayey laakiin maanta adigoo madaxweyne ah…” Suldaan C/raxmaan Aw-Good
Oodweyne (SLpost)- Suldaan Cabdiraxmaan Aw Good oo ka mid ah madaxda Dhaqanka ee gobolka Daad-madheedh, ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku ammaanay hirgelinta Xarunta...
“Madaxweynaha Qaranku waa nin reer Hawd ah, reer Hawd-kana…” – Nuxurka Khudbaddii Wasiir Siciid Sulub ka jeediyey Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadaha Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Cabdi, ayaa khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay ka jeediyey magaalada Oodweyne ee xarunta...
Nuxurka Khudbad Bogaadin, Dhiirri-gelin iyo Hoga-tusaaleyn xambaarsan oo madaxweyne Biixi u jeediyey Shacabka Reer Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal uu xaaladda dalka u kuur-galayo ku marayey...
Daawo Bilicda Sawirrada Wacdarihii Soo-dhaweynta Madaxweynaha Somaliland ee Oodweyne
Oodweyne (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba safarro shaqo ku marayey qaar kamid gobollada dalka, ayaa...
Reer Oodweyne oo Soo-dhaweyn looga markhaati kacay ku qaabilay Weftiga Madaxweyne Muuse Biixi (SAWIRRO)
“Oodweyne waxa ay ahayd meel taariikhda Somaliland fac-weyn ku leh, haddii taariikhdii hore ee Somaliland la eegona meel dad taliya oo dadka wax tara...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

