HomeGabiley: Cudurka Kuduudiyaha oo faro-baas ku haya iyo Nooca Caabuqa Keena oo...

Gabiley: Cudurka Kuduudiyaha oo faro-baas ku haya iyo Nooca Caabuqa Keena oo la ogaaday (Warbixin)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Gabiley (SLpost)- Xannuunka loogu magac-daray Kuduudiyaha oo si baahsan uga jira gobollada Somaliland, ayaa xilligan u muuqda inuu saamayn ba’an ku yeeshay kuna faafay guud ahaan dalka, waxaana meelaha uu xannuunkani xilligan ka jiro ka midah magaalada Gabiley.

Xannuunkan oo badhtamaha sannadkii hore lagu arkay gobollada Bariga, gaar ahaan magaalada Burco ka hor intii aanu dalka soo gaadhin caabuqa Covid-19 ee ku faafay adduunka, ayaa ah xannuun dalka ku cusub oo aan la aqoonsan nooca uu yahay.

Haseyeeshee, warbixin uu telefishanka HCTV ka sameeyey magaalada Gabiley oo xumadda xannuunkani si xooggan uga jirto, ayaa lagu soo bandhigay Natiijada baadhitaanno lagu sameeyey xannuunka iyo heerka uu gaadhsiisan yahay Xannuunka Kuduudiye oo marka uu qofka ku dhaco ku keena xummad xad-dhaaf ah oo wada-gaadhsiisan dhammaan xubnaha Jidhka.

Dr Mustafe Xasan Cumar oo ka mid ah bahda Caafimaadka ee gobolka Gabiley, ayaa soo bandhigay natiijada baadhitaan uu ugu kuur-galay nooca uu xannuunkani yahay iyo sababaha uu ku yimaaddo.

Muuqaalka Hoose ka daawo Dr Mustafe oo ka sheekaynaya cudurka Kuduudiyaha iyo noocyada xannuunno kale oo ay is-metalaan.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories