HomeFannaan Maxamed Siciid BK oo shaaciyey inuu ka baxay Fanka iyo farriin...

Fannaan Maxamed Siciid BK oo shaaciyey inuu ka baxay Fanka iyo farriin uu taageerayaashii u jeediyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

blankHargeysa (SLpost)- Fanaanka Caanka noqday ee Maxamed Siciid BK oo hore uga tirsanaa kooxda Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, ayaa Arbacada maanta shaaciyey inuu gebi ahaanba ka fadhiistay, farahana ka qaaday Fanka oo uu muddo dhowr iyo toban sanno ah ku gudo-jiray.

Maxamed Siciid BK oo maanta shaaciyey go’aankiisa, waxa uu sheegay in aanu jirin cadaadis cid kale kaga yimi oo go’aankiisa ka dambsa balse uu fanka uga baxay raalin-gelinta Illaahay (SWT). .

“Ma jiro cid igu cadaadisay in aan ka baxo Fanka balse way i qorshaysnayd ilaa 2015 in aan ka baxo fanka, waxaanan uga baxay ILLAHAY dartii,” ayuu yidhi Maxamed Siciid.

Maxmed Siciid Bk waxa uu taageerayashiisa ugu baaqay inay go’aankiisa oo kale qaataan oo fanka iska daayaan, “taageerayaashaydana waxaan leeyahay isoo raaca,” ayuu yidhi Maxamed Siciid.

Maxamed Siciid BK oo lagu tilmaamo fannaaniinta ugu taageerada badan fanka casriga ah ee bulshada Soomaalida, ayaa bad-weynta fanka kusoo jiray Dhowr iyo tobankii sanno ee u dambeeyey, isagoo muddadaas meel heer sare ah ka gaadhay. Fannaanka ayaa markii u horeysay ku soo caan-baxay heesaha Waddaniga ah iyo kuwa Qaaciga ah.

Haseyeeshee, intii ka dambaysay sannadkii 2010-kii ayuu miisaanka fankiisu gaadhay bulshada Soomaalida kaddib markii uu xubin ka noqday Kooxda Fannaaniinta ee Xiddigaha Geeska oo uu muddo badan ka tirsanaa.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories