Soo-dhaweyntii Madaxweyne Muuse iyo Weftigiisa ee Oodweyne ilaa Hargeysa oo uu ku soo guryo-noqday (Warbixin+Sawirro)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii heer qaran ee uu hoggaaminayey oo maalmahan safar shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa saaka...
Xogaha ku duugan Qaraar ka soo baxay Ururka IGAD iyo Warqad Daahir Rayaale u qoray Qaramada Midoobay 2007-dii
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa si ku-talo-gal ah uga gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal dhawaan laga weydiyey qaabka ay doorashada dalkaas...
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo digniin u diray Shirkado Dhac u geysta Ardayda dalka
Burco (SLpost)- Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa digniin u diray shirkaddo uu sheegay in ay sifo qaldan lacago uga urursadaan dhallinyarada...
Xildhibaan Xasan Xuseen Codyare iyo Xildhibaan Axmed Inni oo loo dhaariyey Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa maanta dhaariyey Xildhibaan Xasan Xuseen Maxamed Yoonis (Codyare) iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse Cige (Axmed Inni) oo...
African Development Bank AgriPitch Competition: $120,000 in prizes on offer during African Youth Agripreneur Forum 3-17 November
The AgriPitch competition is open to youth aged 18 to 35 who hold African nationality or citizenship and who submit their application online by...
Somaliland MoFA Diaspora Directorate Applauds Commemoration of WW I & WW II Combatants of the Somalis Battalion in France
The Diaspora Engagement Directorate under the Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland sends congratulation to the Somalis Battalions...
Wasiirka Waxbarashada oo Furay Dugsiga Agoomaha Burco oo ay hirgelisay African Relief Committee
Burco (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale, ayaa xadhigga ka jaray Dugsiga Agoomaha ee gobolka Togdheer, kaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

