Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Natiijadii Kulamadii Maanta ee Ciyaaraha Gobollada JSL iyo Shaxda Kala horeynta Dhibcaha Xulalka

  Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta garoonka Kubadda Cagta ee Hargeisa Stadium ka dhacay Kulamo xiiso leh oo ka tirsan is-aragga labaad ee kooxaha ku jira...

Tirada Fal-dambiyeedyada Sannadkan ka dhacay Somaliland oo la soo bandhigay iyo Kuwa Safka hore kaga jira

  Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland oo maanta u dabbaal-degay sannad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan markii la aasaasay...

Daawo Bilicda Sawirrada Xuska Sannad-guurada 27aad ee Ciidanka Booliska Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland oo maanta ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Sannad-guurada 27aad Ee Aasaaska Ciidanka Booliska

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo qabtay sannad-guurada 27-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay...

Eng Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya inuu colaad aan joogsi lahayn ku hayo Somaliland, waxaanu...

Somaliland: Maxkamad Digniin u dirtay Dadka ku Shaqaysta Xirfadda Dillaalnimada

  Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Degmada Ceerigaabo oo ay weheliyaan Maamulaha Cashuuraha Barriga iyo Isu-duwaha Wasaaradda Caddaaladda ee gobolkaas, ayaa digniin u diray dadka...

MAALIN KA MID AH MAALMIHII NOLOSHA NABI MUXAMED (SCW): Daraasad Koobaysa Qorshe-HawleedkiiNebiga ee Maalinlaha ahaa

Waxaan si qiime leh oo qoto dheer halkan uga mahadnaqayaa cid kasta oo igu dhiir gelisay qoraalka kitaabkan oo ilaahay subxaanuhuye mahad oo dhan iska leeyahay. Dabcan waxaan iyagana halkan uga mahad celinayaa dadka hoos ku suntan;

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img