HomeEng Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya

Eng Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya inuu colaad aan joogsi lahayn ku hayo Somaliland, waxaanu xukuumadda iyo shacbiga ku booriyey in lagu baraarugsanaado dagaalkaas.

Guddoomiyaha UCID waxa uu sheegay in marka laga yimaaddo dagaallada siyaasadeed ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku hayo Somaliland uu sidoo kale Cadaawaddiisa uu u soo adeegsado maamulka Puntland oo weerarro milatari oo ka dhan ah Somaliland ka sameeya goboladda Bariga, gaar ahaan Bariga gobolka Sool.

blankEng. Faysal Cali Waraabe waxa uu ku gooddiyey in Somaliland ay taas bedelkeedda ku dedaalayso sidii Farmaajo dagaal ula geli lahayd, isla markaana ay Muqdisho kaga abuuri lahayd kicin shacab iyo taageerooyin ay ka kasbato siyaasiyiinta mucaaridka ku ah Farmaajo.

Guddoomiyaha Xisbiga oo hadal ka jeediyey munaasibad loo qabtay arday ka qalin-jabisay jaamacadda Admas, waxa uu dhinaca eedo u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo siyaasiyiinta kale ee dalka oo uu ku dhaliilay inaanayku baraarugsanayn cadaawadda Farmaajo, taas beddelkeedana ay ku mashquulsan yihiin arrimo gudaha ah oo aan macno badan lahayn.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories