Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Oo Xilalkii U Kala Wareejiyey Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihii Hore ee Wasaaraddaas
Hargeysa (SLpost) Munaasabad Ballaadhan oo ay il yartu is qabatay ayaa ka qabsoontay xarunta Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland,taas oo ahayd mid uu xilka kula...
Ethiopia: Khasaaraha ka dhashay Isku-dhacyo Dhexmaray Qoomiyadaha Oromada iyo Amxaarada
Addis Ababa (SLpost)- Dad tiradooda lagu sheegay wax ka badan 100 ruux ayaa lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia, oo ah kan ugu dadka badan...
Halkee ayay Maraysaa Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u yihiin sidii ay...
Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo ballan-qaaday inuu la dagaalamayo Aafada Musuqa
Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga dhexe iyo Dekedda magaalada Muqdisho, ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay sii dardar-gelinayso...
Shirkadaha ku Guulaystay Dhismaha Cusbitaallo laga hirgeliyo Hargeysa iyo Mashaariic kale oo loo tartamay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee JSL, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fuliyo xukuumadda Somaliland oo guddigu qandaraaskooda hore u naadiyey,...
AL-FAATIX: Macad Qaab Casri ah loogu baranayo Xifdiga Qur’aanka Kariimka ah iyo Shareecada Islaamka oo Hargeysa laga furay
Hargeysa (SLpost)- Macad Waxbarasho oo lagu baranayo Xiftiga Qur'aanka Kariimka ah, Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Carabiga, ayaa maanta laga furay magaalada Hargeysa. Mac-hadkan oo lagu...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Derejooyin Ku Taxay Dufcaddii 1aad ee Layli Sarkaal Oo Dalka Gudihiisa Wax Ku Barata
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ahna taliyaha cuud ee ciidanka qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay qalinjebinta dufcaddii koowaad ee Layli sarkaal...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

