Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Wararkii u dambeeyey ee Xaaladda dalka Ethiopia, Saraakiil la xidh-xidhay, Hanjabaadda Abiy Axmed iyo Drones loogu deeqay

  Addis Ababa (SLpost)- Boqolaal shacab ah ayaa ku barakacay hawl-gallada Milatari ee dowladda Ethiopia ka waddo gudaha gobolka Tigray ee dalkaas iyo iskacaabinta Jabhadda...

Xidhiidh ka dhexeeya Dhererka Faraha Gacmaha iyo Dabeecadaha Bani’aadamka

  Koox khubaro ah ayaa daraasad ay soo saareen ku sheegay inuu jiro xidhiidh ka dhexeeya xaddiga dheeli-tirnaanta dhererka faraha iyo xawaaraha orodka ee qofka,...

Xukuumadda oo Qirtay in Somaliland tahay Waddanka ugu Koronto Qaalisan dunida

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay qirtay in Somaliland tahay waddanka ugu korontada Qaalisan dunida, iyadoo la ogyahay in JSL ka mid...

Duuliye Axmed Dheere iyo Xaquuqda Aadamaha – Qalinkii Aadam Muuse Jibriil

  Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha,...

Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay Tartan loo galayo Dhismaha 26 Dugsi oo Xukuumaddu ka hirgelinayso dalka

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashaariic fulintooda ay u tartamayaan shirkado tiradoodu boqol ku dhow dahay, kuwaas oo xukuumaddu...

Ex-Wasiir Xaglatoosiye oo Dimuqraadiyad ku majeertay Xisbiga Kulmiye

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed, ayaa Xisbiga kali ah ee dalka ka jira ee nidaamka dimuqraadiyaddu si...

Xulka Gobolka Maroodijeex oo Iska Xaadiriyey Semi-Finalka Ciyaaraha Gobollada iyo Xulka ay Wada-ciyaari doonaan

  Hargeysa (SLpost)- Xulka Gobolka Maroodijeex, ayaa u gudbay wareegga Semi-finalka ama Afar-dhammaadka ee Tartanka koobka Kubadda Cagta ee Horyaalka Gobollada Somaliland, kaddib markii ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img