Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Si rasmi ah Xilka ula wareegay iyo Weedhihii madasha laga jeediyey

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere, ayaa xilka u kala wareejiyey Xoghayihii hore ee Xisbiga iyo Xoghayaha Cusub...

Hargeysa: Toos u daawo Xiisaha Ciyaarta Awdal iyo Maroodijeex oo midkood la reebayo

  HARGEYSA (SLpost)- Waxa si habsami ah u socda tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland oo galay wareegga 2aad ee Knock Out-ka, kaddib markii uu soo dhammaaday...

Shan Qodob oo Joe Biden u sahlay inuu ku guulaysto Doorashada Madaxweynaha Maraykanka

  Hargeysa (SLpost)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinyanaa warbixin muuqaal ah oo wariye Maxamuud Saleebaan Iidle oo ka tirsan Telefishanka SomNews Tv ka diyaariyey Qodobbo...

Madaxweyne Muuse Biixi oo bogaadiyey Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Joe Biden

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha la doortay ee Dalka Maraykanka Joe Biden iyo...

Raysal-wasaare Abiy Ahmed oo Xilalkii ka qaaday Taliyeyaashii Ciidamada Ethiopia iyo Xubno Wasiirro ah

  Addis Ababa (SLpost)- Raysal-wasaaraha Dalka Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa shaqada ka eryay saraakiil sar-sare oo ka tirsan Xukuumaddiisa iyo Ciidamada dalkaas xilli uu khilaafka...

Xisbiyada Mucaaradka oo Xukuumadda ku Dhaliilay Go’aanka ay ku joojisay Gaadiidka Vitz-ka

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa kasoo horjeestay go’aan xukuumadda Somaliland ku joojisay soo-dejinta gaadiidka Vitz-ta oo arrimo dhinaca ammmaanka ah iyo...

Toos u Daawo Kulanka Xiisaha leh ee Xulalka BADHAN vs HAWD iyo Ciyaaraha Gobollada Somalilad

  Hargeysa (SLpost)- Waxa si rasmi u socda tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland oo galay wareegga 2aad ee Knock Out-ka, kaddib markii uu soo dhammaaday wareegga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img