HomeSomaliland: Magacyada 6 Qof oo maanta Xukun Qisaas ah lagu fuliyey

Somaliland: Magacyada 6 Qof oo maanta Xukun Qisaas ah lagu fuliyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska ee Somaliland oo fulinaya amar ka soo baxay Maxkamadda Sare ee iyo Maxkamadda Ciidamada Qalabka-sida, ayaa dil qisaas ah Maanta ku fuliyey Lix Gacan-ku-dhiigle oo hore dilal u geystay.

Qoraal wargelin ah oo lagu shaaciyey magacyada Lixda Qof oo uu saxeexan yahay Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa lagu caddeeyay in subaxnimadii hore ee saaka La fuliyey dilalka qisaasta ah.

blankMagacyada Marxuumiinta dilalka Qisaasta ah lagu fuliyey subaxnimadii hore ee saaka, ayaa kala ah:-

  1. Faarax Maxamed Cilmi (Ina Aamina Cali), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Faarax Cismaan Jaamac.
  2. Khaalid Cabdi Xaydar (Ina Nimco Cismaan), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Liibaan.
  3. Khadar Maxamed Warsame (ina Amran Yuusuf), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Xasan Cabdi Jaamac.
  4. Sharma’arke Sahal Oogle (Ina Faadumo Maxamed), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Cabdi Aadan Jaamac.
  5. Yaasiin Maxamed Yuusuf (Ina Xaliimo Barre), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Farxaan Maxamed Aadan.
  6. Ex-Askari Boolis, Cabdikariim Maxamed Cali (Ina Caasha Aw-Aadan), kaas oo loo qisaasay dil uu u geystay Marxuum Ex-Askari Boolis Sakariye Cabdiraxmaan Cismaan.

blankSida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud, Dilka Qisaasta ah, ayaa subaxnimadii hore ee saaka lagu fuliyey Goob Fagaare ah oo ka soo horjeedda Xabsiga Mandheera.

Dilka Qisaasta ah ee maanta la fuliyey, ayaa noqonaya markii labaad ee sannadkan 2020 la fuliyo, iyadoo sidan oo kale bishii January 15-keedii 2020 la fuliyey qisaasta Lix Qof oo hore dilal u geystay.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories