Muxuu Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland kala Kulmay Laascaanood?
Laascaanood (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland, Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo safar ku marayey gobolada bariga Somaliland ayaa maanta gaadhay...
Tahriibayaal lagu soo Celiyey Hargeysa iyo Safiir ku-xigeenka Somaliland ee Ethiopia oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro Tahriibayaal u dhashay Somaliland oo laga soo celiyey dalka Liibiya, ayaa maanta soo gaadhay dalka, waxaana dhalinyarada hor-kacayey safiir ku-xigeenka Somaliland...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukun iyo Ganaax ku ridday Tifaftaha HCTV iyo SOLJA oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun ku riday Tifaftiraha telefishanka HCTV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) oo mudo laba bilood ah ku xidhnaa...
Lama Dafiri Karo Doorka Ay Somaliland Ku Leedahay Marin Biyoodka Gacanka Cadan Iyo Badda Cas
Shir ka qabsoomay magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga, ayaa si rasmi ah loogu saxeexay Axdiga lagu aasaasayo Golaha dalalka Afrika iyo Carabta ee wadaaga...
“Xanta, Ceebaynta iyo Cayda, sidii Gacan-ku-dhiiglaha aynu u nacnay, waa inaynu Carab-ku-dhiiglahana u nacno..” Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ku baraarujiyey in dadkii hore saalixiyiintu ilaashan jireen diintooda iyo ajarka camalka ay sameeyaan inka...
Aqalka Congress-ka Maraykanka oo u Codeeyey in la Xaddido Awoodda Madaxweyne Trump ku Iclaamin karo Dagaal
Washington (SLpost)- Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa u codeeyay qaraar lagu xaddidayo awoodda milateri ee madaxwyene Trump uu u leeyahay in uu dagaal...
Guddoomiyaha Gobolka SOOL oo faahfaahiyey Qorshe magaalada Laascaanood lagaga Taagayo Taallada Daraawiishta
Laascaanood (SLpost)- Badhasaabka Gobolka SOOL Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay xafiikiisa magaalada Laascaabood, ayaa faahfaahiyey qorshe xukuumaddu ku hawlan tahay oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

