Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Midowga Yurub Amb Nicolas Berlanga Martinez
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya...
Is-barbar-Dhigga Fursadda iyo Nasiibka Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Dalka Xoreysay iyo Dhalinyarada Maanta – W/Q: Miyir Cali Xuseen
Qormadeenan maanta, waxa aynu isku barbar dhigi-doonaa, jaanis-yada iyo nasiibka ay is dheer yihiin, dhalinyaradii dalka dib u xoraysay iyo dhalinyarada maanta joogta ee...
Somaliland: Warbixin Soo Bandhigtay Tirada iyo Xaaladda ay ku Sugan yihiin Maxaabiista ku xidhan Xabsiyada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Komiishanka Xuquuqal Iinsaanka ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladaha ay ku sugan yihiin iyo tirada guud ee Maxaabiista ku xidhan guud...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Kulmay Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa oo Maqalka Dhaliilihiisu ku faro-bateen? (Sawirro)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga...
Xukuumadda Somaliland Oo Heegan Ka Gashay Ka-Hortagga Xannuunka CORONAVIRUS iyo Hawl-galkii Saaka ee Madaxweynaha
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la tacaalista xannuunka ka...
“Waxay doonayaan inay Halkan Burburiyaan, laakiin waa layska qabanayaa…” Masuuliyiin Somaliland ah
"Waxay doonayaan inay Halkan Burburiyaan, laakiin waa layska qabanayaa..." Masuuliyiin iyo siyaasiyiin u dhashay Somaliland oo jawaab adag ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay...
China: Cusbitaalka Lix Maalmood lagu dhisay oo maanta Xadhigga laga jaray
Beijing (SLpost)- Waxaa Maanta dalka Shiinaha laga furay Cisbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay caabuqa Corona ee ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

