HomeChina: Cusbitaalka Lix Maalmood lagu dhisay oo maanta Xadhigga laga jaray

China: Cusbitaalka Lix Maalmood lagu dhisay oo maanta Xadhigga laga jaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Beijing (SLpost)- Waxaa Maanta dalka Shiinaha laga furay Cisbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay caabuqa Corona ee ka dilaacay dalkaas.

Cisbitaalkan oo laga dhisay meel aan ka fogeyn halka uu xanuunka ka dilaacay markiisi hore ee Magaalada Wuhan ayaa shaqaalihii ka shaqeeynayay waxay ku qaadatay maalmo, si loo dhiso Cisbitaal ay seexan karaan bukaan tiradoodu gaadhay kun qof.

blankMas’uuliyiinta Magaalada Wuhan waxay sheegeen in hawsha ugu badan ee Cisbitaalka la qabtay 48-dii saac ee ugu horeysay, waxaana ay intaa raaciyeen in ay ka qeyb qaateen injineero ka kala socday shirkadaha dhismaha ee Shiinaha iyo injineerada ciidanka Dowladda.

Muuqaalo ay baahisay dowladda hoose ee Huanggang oo ah gobolka uu cudurka ka dilaacay ayaa muujinaya shaqaalaha dhismaha Cisbitaalka oo gidaarada gelinaya xadhkaha korontada, waxaana ay sheegtay in maalin ka hor la dhameystiray qeyb ka mid ah Cisbitaalka, la geliyay wax walba sida biyaha iyo korontada.

Mas’uliyiinta Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa hore u ballan-qaaday in Cisbitaal cusub ay ku dhisi doonaan muddo lix maalmood gudahood ah, si loogu daweeyo bukaannada looga shaki qabo inay qaadeen cudurka coronavirus.

Ilaa iyo hadda waxaa Shiinaha gudihiisa laga xaqiijiyay 6,000 oo kiis oo cudurkaas ah, halka 132 ruuxna ay u dhinteen inta la ogyahay.

Cudurkan ayaa markii ugu horreysay ka dillaacay Wuhan, oo hoy u ah qiyaastii 11 malyan oo ruux.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories