HomeMuxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Kulmay Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa oo Maqalka...

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Kulmay Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa oo Maqalka Dhaliilihiisu ku faro-bateen? (Sawirro)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa oo muddooyinkii u dambeeyey lagu dhaliilayey nidaamkiisa maamul.

Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka iyo siyaasiiyiin kale, ayaa siyaabo kala duwan u soo bandhigay dhaliilo maamul iyo wax-qabad oo ka jira madaarka, kuwaas oo soo bandhigay horumar la’aan ka jirta madaarka xilliyada cimilladu aanay wanaagsanayn oo ay sheegeen inaany jirin qorshe ama nidaam lagu wejaho oo diyaaraduhu ku soo degi karaan. Sidoo kale, maamullada shirkadaha diyaaradaha qaarkood, ayaa cabasho ka muujiyey madaarka.

Haddaba, markii uu saaka madaxweynuhu booqday madaarka waxa uu la kulmay Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdi Rodol oo ay wehelinayaan maamulka iyo madaxda madaarka kuwaas oo madaxweynaha kusoo dhaweeyey garoonka, waxana uu madaxweynuhu ugu horrayn kormeerkiisa ka bilaabay dhabbada ay diyaaraduhu ka haadaan.

Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu mid mid u galay qolalka, hoolalka iyo dhammaanba xafiisyada shaqo ee madaarka iyo kadimada ay rakaabku kasoo galaan madaarka iyo kuwa laga dhoofo, waxana si hufan uga warbixiyey maareeyaha Hay’adda Duulista hawada iyo madaarrada Somaliland oo ku dheeraaday horumarka uu garoonku ku tallaabsatay iyo sida ay shaqaaluhu heeganka ugu jiraan shaqada qaranka.

blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank blank

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories