Hargeysa: Wasiirka Gaadiidka oo furay Kulan lagu Kala saarayo Shirkado u tartamay Qiimeynta Farsamo ee Dhismaha Waddada Borama ilaa Lawyacaddo
Hargeysa (SLpost)- Kulan lagu kala saarayo, isla markaana lagu furayo dhukumantiyada kala duwan ee ay soo xeraysteen lix shirkadood oo u tartamaya Qiimaynta Dhinaca...
Somaliland National Awards oo Masuuliyiin, Shaqsiyaad iyo Shirkado Guddoonsiisay Abaal-marinno kala Duwan
Ururka Dhalinyarada ah ee Somaliland National Awards oo isu xil-qaamay dhiirri-gelinta iyo maamusidda shaqsiyaadka, Shirkadaha iyo Masuuliyiinta bulshada qaybaheeda kala duwani soo xusheen, ayaa...
Cusbitaalka Dhimirka ee Sahan oo tartan-ciyaareed dhiiri-gelin ah u Qabtay Dadka ku jira iyo Masuuliyiin ka Qayb-galay
Hargeysa (SLpost)- Tartan Kubadda cagta ah oo dhiiri-gelin ah ayaa loo qabtay lix Kooxood oo laga soo xulay Dadka dhimirka ka xannuunsanaya ee ku...
Xubin ka mid ah Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Is-casilay iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Xubinta Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ugu jiray Guddiga Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa goor-dhawayd ku dhawaaqay inuu gebi ahaanba iska casilay xilkaas,...
“Madaxweyne Qaran, Reernimo ayaanu kula talinaynaa dhalinyarada tidhi, way Gefeene, waxaan odhan lahaa…” Marwo Faadumo Aadan Cawad
Hargeysa (SLpost)- Marwo Faadumo Aadan Cawad oo ka mid ah Haweenka Xisbiga Kulmiye, ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay in Dhalinyaro waxbaratay ku hadlaan...
Ciidanka Qaranka Somaliland oo lagu maamuusay Doorka ay ka qaateen Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gacan ka geystay mashruuca biyo-ballaadhinta ee Hargeysa oo intiisa badan la dhammeystiray. Mashruucan oo lagu ballaadhinayo dhuumaha...
Nuxurka Kulan Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland iyo Maamullada degmada Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Axmed Sawaaxili, ayaa maanta kulamo la qaatay Masuuliyiinta u saraysa Maamullada Gobolka Sanaag iyo kan Degmada Ceerigaabo. Kulanka oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

