HomeLAASQORAY: Faahfaahinta Dagaal Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaadka Maamul-goboleedka Puntland

LAASQORAY: Faahfaahinta Dagaal Dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Malleeshiyaadka Maamul-goboleedka Puntland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wararka ka imanaya magaalada Laasqoray oo ka tirsan Gobolka Badhan, ayaa sheegaya in uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwo ka socday maamul goboleedka Puntland.

blankWasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac oo warbaahintu wax ka waydiiyeen inuu wax kaga kordhin karo dagaalkaasi ka dhacay Laasqoray maadaama oo deegaanadaasi uu ka soo jeedo, ayaa sheegay in dagaalku ka bilaabmay kaddib markii malleeshiyaad ka tirsan Puntland ka daba-tageen Badhasaabka Gobolka Badhan oo safar ugu baxay Laasqoray, halkaana uu dagaal ku dhexmaray Ciidamadii la socday Badhasaabka iyo kuwii Puntland.

Isagoo arrimahan ka hadlayeyna waxa uu yidhi, “Arintaasi way jirtaa badhasaabka gobolka Badhan ayaa wuxuu safar ku tagay Laasqoray kadib waxa ka daba tagay niman Puntland sheegayana oo deegankayaga faragalin ku waday oo aanu ka indho qarsanaynay.”

Wasiirka oo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku darya, “Baryahanba waxaad moodaa in faragalin toos ah ku hayaan dalka Jamhuuriyada Somaliland waxaana masuul ka noqonaya cidii nabadgalyo daradaasi la timid wixii halkaasi ka dhaca,” ayuu yidhi Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Sahal Maxamed Jaamac.

Ma jirto wax faahfaahin ah oo ka soo baxay khasaaraha ka dhashay dagaalka dhexmaray labada dhinac, balse waxa ay wararku intaa ku darayaan in xaaladdu ay hadda degan tahay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories