Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Guddida Heer Qaran ee Ka Hor-tagga Caabuqa CORONAVIRUS Oo Soo Saaray Go’aamo Muhiim ah

  Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran ee uu dhawaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay u diyaar-garawga iyo ka hortagga xanuunka CORONAVIRUS, ayaa maanta soo saaray...

Madaxweynaha Somaliland oo Heegan Geliyey Ciidamada Qalabka Sida

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer isugu jira wacyigelin iyo indho-indhayn ku tegay Taliska guud ee ciidanka Qaranka...

Deg-deg: Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool oo Caawa lagu Dilay Gudaha magaalada Laascaanood

  Laascaanood (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa caawa fiidkii gudaha magaalada Laascaanood lagu dilay Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Gobolka Sool Cabdiqani Guhaad Xasan xilli uu...

Suldaan Cabdilaahi Cali Iyo Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Dar-daarano U Guntay Ergooyinka Shirka SamaTalis

  Burco (SLpost) Suldaan Cabdilaahi Cali Muuse iyo Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa dar-darano dhaxal gal ah oo isku sidkan u guntay ergooyinka ka soo qayb-galay...

Sahra Halgan’s Mission to Revive Music and Art in Somaliland

  It’s a Friday night in Hargeisa, Somaliland’s sleepy capital. But in one corner of the quiet city, a buzz is beginning to build. In...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Kormeerau Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeeray Mashruuca Isku xidhka Ceelasha Biyaha ee Geed Deeble oo...

Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray Cudurka CoronaVirus iyo Warbixinta Baadhitaannadii u dambeeyey ee la sameeyey

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada warbixinno laga soo ururiyey baadhitaannadii u dambeeyey ee xukuumaddu kaga hawl-gashay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img