Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Maamul-goboleedka Puntland oo Mar kale Dalbaday in laga Qayb-galiyo Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya

  Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Puntland, ayaa sharci-darro ku tilmaamay wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo aanay iyagu qayb-ka ahayn, waxaanay ku gooddiyeen inaanay maamul ahaan aqbalayn...

Taliyihii Illaalada Kacaanka Iran oo u geeriyooday Cudurka COVID-19

  Hargeysa (SLpost)- Taliyihii Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee Iran, General Nasser Shabani, ayaa u geeriyooday Cudurka COVID-19, sida ay soo baahisay wakaalada wararka ee Fars. Taliyana...

Wax badan ka Ogow Ubucda Sheekada Gabadha uu Tacaddiga Jinsi u Geystay Masuulka ka tirsan Wasaaradda Daakhiliga iyo Xogo kale

  Waxa Labadii maalmood ee u dambeeyey si toos ah u soo if-baxay Sheeko maqalkeedu ka fejecisay bulshada qaybaheeda kala duwan, balse nooceeda oo kale...

“Ma Jirto Inan Lagu Faro-xumeeyay Wasaaradda” – Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

  Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Gabadh dhalinyaro ah oo sheegtay inuu tacaddi ka dhan ah jinsigeeda...

Madaxweynaha Somaliland oo Guddi Heer Qaran u magacaabay Ka-hortagga Cudurka Covid-19

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magacaabay Guddiga ka hor-tagga Cudurka sida xawliga ah dunida ugu fidaya ee Corona-virus, kaas oo...

Siyaasi Kashifay Dabinada qarsoon ee Farmaajo, Maxamed Baashe oo uu karbaashay & Sir uu soo Faqay

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah siyaasiyiinta madaxa-bannaan ee dalka kuna nool magaalada Hargeysa, ayaa fashiliyey qorsheyaasha qarsoon ee Farmaajo iyo...

Hay’adda WHO oo Shaacisay in Qaaradda Yurub noqotay Xuddunta Cusub ee Faafidda Cudurka COVID-19

  Geneva (SLpost)- Qaaradda Yurub ayaa noqotay Xudunta Cusub ee faafitaanka Cudurka COVID-19 iyadoo kiisaska laga soo tabinayo dalka Shiinuhu ay hoos u sii dhacayaan,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img