HomeHanti-dhowrka Guud ee Somaliland oo faahfaahiyey Xaaladda Dadka falal Musuq-maasuq u xidhan...

Hanti-dhowrka Guud ee Somaliland oo faahfaahiyey Xaaladda Dadka falal Musuq-maasuq u xidhan oo qaarkood la xukumay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka Guud ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisaska shaqsiyaad dowladda u shaqeeya oo loo xidh-xidhay tuhunno musuq-maasuq, kuwaas oo qaarkood la horgeeyay Maxkamadda, laguna helay eedaymihii loo haystay.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa lagu sheegay in xukuumaddu arrimo musuq-maasuq u xidh-xidhay 19 qof oo qaarkoo la xukumay, kaddib markii lagu helay inay falal musuq-maasuq sameeyeen, halka qaarkoodna aan wali wax maxkamad ah la horgeynin oo baadhitaanno ku socdaan.

blankHanti-dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland waxa uu sheegay inay sannadkan qaadeen tallaabooyin wax ku-ool ah oo lagaga hortagayo Musuq-maasuqa, Isla Markaana ay culeyska saareen horumatinta xeerarka iyo habraacyada maaliyadeed.

Hanti-dhowre Axmed Yuusuf Dirir waxa uu bulshada Somaliland ku baaqay in si wadajir ah looga hawl-galo, xukuumaddana lagu taageero sidii la isaga kaashan lahaa ka hortagga arrimaha Musuq-maasuqa.

Qoraalka uu soo saaray Hanti-dhowrka Guud oo ka duullaya xuska maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa oo 9-ka bisha December ku beegan, nuqul ka mid ahina soo gaadhay warbaahinta Somalilandpos.net, ayaa u qornaa Sidan:-

blank

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories