Monthly Archives: October, 2020

spot_imgspot_img

Wasaaradda Waxbarashada JSL oo Qabatay Kulankii u horreeyey ee Guddiga Waxbarashada Degmooyinka Dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa maanta markii ugu horeysay qabatay Kulanka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada ee Degmooyinka dalka Guddiyadan oo uu jideeyey Xeerka...

Muxuu yahay Xilka Dowladda Jabuuti u magacowday Orodyahan Mo Farah?

  Djibouti (SLpost)- Orodyahanka u dhashay dalka Ingiriiska, asal ahaanna ka soo jeeda Somaliland Mo Farah, ayaa loo magacaabay Safiirka Wakaaladda Dekadaha iyo Aagga Cashuurta...

Xisbiga Waddani oo dhaliilay Safarka Madaxweynaha ee Gobollada Galbeedka

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku tagay Gobollada Galbeedka dalka. Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo,...

Tirada Maleeshiyaad ka soo Goostay Maamul goboleedka Puntland oo Isu-soo dhiibay Ciidanka Qaranka

  Boocame (SLpost)- Malleeshiyaad ka tirsanaa maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya iyo gaadiid tikniko ah oo ay wataan, ayaa maanta isu-soo-dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland. Tiro ku dhow...

Somaliland: Gobol laga joojiyey Furashada Cilaajyada Cusub

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gobolka Sool ka mabnuucday furitaanka Cilaajyada cusub, kaddib markii ay wasaaraddu arrintan wada-tashi kala...

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi kala kulmay Shacabka Reer Gabiley?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda gobolka Gabiley. Qaybaha...

Madaxweynaha Taiwan oo Somaliland u ballan-qaaday Taageero Siyaasadeed iyo Mid Dhaqaale

  Nuxurka Arrimaha ay ka wada-hadleen Madaxweynaha Taiwan iyo Wakiilka Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada lagu qaabilay Taipei (SLpost)- Madaxweynaha dalka Taiwan Mrs Tsai Ing-wen, ayaa Isniinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img