Monthly Archives: September, 2020

spot_imgspot_img

Somaliland oo Xafiis ka furatay dalka Taiwan iyo Jewiga Munaasibad laysku Arkay oo lagu daah-furay

  Hargeysa (SLpost)- Somaliland ayaa si rasmi ah xafiis dibloomasiyadeed uga furatay caasimadda Taiwan ee Taipei maanta Arbacadii, taasoo laga dheehan karo xidhiidhka dhow ee...

Wasiirka Khaarajiga ee Taiwan oo Qaabilay Safiirka Somaliland ee dalkaas

  Taipei (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Taiwan, Joseph Wu, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Somaliland ee dalkaas Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo dhawaan...

Wargeyska DAILY TELEGRAPH oo Fashiliyey Qorsheyaasha Shiinuhu ku wejahayo Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan oo uu ka cadhooday

  “Xidhiidhka curdinka ah ee u furmay Xukuumadaha Taipei iyo Hargeysa, waxa si adag uga soo horjeestay Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey inay si...

Xukuumadda Somaliland oo awaamiir ka soo saartay adeegsiga Hirarka Isgaadhsiinta ee dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Boosaha, isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa soo saartay Awaamiir  ay ku xadidayso Hirarka ay isticmaalaan Telefiishannada Dalka ka hawl-gala. Wareegto uu maanta...

Daahir Rayaale oo ka hadlay Xaaladda Dalka, Doorashooyinka, Saami-qaybsiga iyo Xiisadda Ugaaska Gada-buursi

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa khalad Sharci ku tilmaamay Go’aan Maxkamadda sare ka soo saartay qabsoomidda doorashada Golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img