Somaliland: Faahfaahinta Masuuliyiin Tuhunno Musuq-maasuq loo Xidh-xidhay
Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka guud ee Qaranka Somaliland ayaa Dad badan u xidh-xidhay Tuhuno Musuqmaasuq kaddib markii baadhitaanno lagu sameeyey hay'adaha dowladda ee ay ka...
WADDANI: Shirkadaha Shidaalka iyo Isgaadhsiintu wer-wer bay qabaan
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Waddani Bashiir Cabdi Xariir, ayaa ka hadlay cabasho ka soo yeedhay Shirkadaha Shidaalka, waxa kale oo uu ka...
Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Shaaciyey Tirada Dadka Hawl-gabka noqonaya Sannadka Soo socda
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Somaliland ayaa sheegtay inay sannadka dambe ee 2021-ka ay shaqada ka fadhiisanayso Dad gaadhaya 3000 qof, kuwaasi oo xilligaa gaadhaya da’da...
Burco: Taliska Booliska oo ka hadlay Dad laga shakiyey oo la xidhay
Buroc (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Togdheer, Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in ay xidheen shan qof oo laga...
Qaab Noocee ah ayay Warbaahinta Caalamku u tabisay Laba Qodob oo ku biiray Guulaha Dibloomaasiyadeed ee Somaliland hanatay?
Warbaahinta Caalamka ayaa si aan hore loo arag warbixinno kala duwan oo saamayn xooggan yeeshay isla markaana kor u qaaday sumcadda iyo magaca dalka...
Wasiir SAAJIN oo Rejo ka muujiyey Inuu ku guulaysto Kursiga Kulmiye ee SAYLICI ku fadhiyo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa ka hadlay hankiisa musharraxnimo, rejada uu ka qabo tartan uu ugu...
Wax Badan Ka Ogow Geedkii Mooliga Ahaa Ee Laga Gooyey Buurta Daalo iyo Xog-waraysi Axmed Ibraahim Cawaale ka bixiyey
Aqoonyahan Axmed Ibraahin Cawaale, oo ah deegaanjire aqoon durugsan u leh deegaanka, ayuu Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare" ka wareystay sidii looga falceliyey geedkii Mooliga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

