Monthly Archives: September, 2020

spot_imgspot_img

Qaramada Midoobay oo loogu Baaqay inay Aqoonsato Goobo Taariikhi ah oo Somaliland ku jirto

  Hargeysa (SLpost)- Khubaro ku xeel-dheer cilmiga Aataarta Qadiimiga ah ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay in la aqoonsado Goobo Taariikhi ah oo ku yaalla qaaradda...

Qaab Noocee ah ayaa Somaliland looga oogay Xuska Todobaadka Dhagoolayaasha Adduunka?

  Hargeysa (SLpost)- Xuska Todobaadka Bulshada Maqalka Naafada ka ah ee Adduunka, ayaa Arbacadii shalay loogu dabbaal-degay munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadda loogu...

Bulshada ku Dhaqan Xaafad Hargeysa Ku taal oo Cabasho ka muujiyey Dhibaato Shirkadda SOMPOWER u geysatay

  Hargeysa (SLpost)- Bulshada ku dhaqan xaafadda Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey Shirkadda adeegga korontada bixisa ee SOMPOWER, kaddib markii sida ay...

Maxay ka-wada Hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, waxana kulankaas diiradda...

Qormo Muhiim ah: Somaliland iyo Dunida Maanta

  Marka loo fiirsado xaaladda ay dunidu ku sugan tahay maanta, lana barbardhigo ta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku waajib ah qof kasta oo Somaliland u...

Tog-wajaale: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dhisme Dad Muruqmaal ah ku dumay

  Tog-wajaale (SLpost)- Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay kaddib markii Dad muruq-maal uu ku dumay Dhisme ay ka dhisayeen magaalada Tog-wajaale...

Liberland oo bogaadiyey Xidhiidhka Dibloomasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan

  Hargeysa (SLpost)- Dowladda Liberland, ayaa ku hambalyeysay Somaliland iyo Taiwan xidhiidhka dibloomasiyadeed ee u furmay iyo xafiisyada ay labada waddan is-weydaarsadeen. Wakiilka Somaliland ee Taiwan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img