HomeDhaqdhaqaaqa Xisbiga KULMIYE Oo Laga Dareemayo Hargeysa Iyo Maxamuud Xaashi Oo Weli...

Dhaqdhaqaaqa Xisbiga KULMIYE Oo Laga Dareemayo Hargeysa Iyo Maxamuud Xaashi Oo Weli Keli Ku Ah Tartanka Guddoomiyaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Iyadoo oo uu soo dhawyahay wakhtigii loo qabtay in la qabto shirweynaha afraad ee Xisbiga KULMIYE ayaa waxa Magaalada Hargeysa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqa siyaasiyiinta uu hungurigu ka hayo hoggaanka Xisbiga KULMIYE.

Inkasta oo ay adag tahay in Madaxweyne Biixi lagula tartamo Guddoomiye-nimada Xisbiga KULMIYE, haddana waxaan weli halkiisii taagan oo aan wax isbeddel ah laga haynin dhawaaqii uu Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi ku sheegay inuu u tartamayo Guddoomiyaha xisbiga, laakiin Ifafaalaha soo baxaya ayaa muujinaya inay Maxamuud Xaashi ku adkaan doonto inuu ka dhex tartamo Xisbiga KULMIYE, waxaana la filayaa inuu Maxamuud Xaashi uu ugu yaraan Warbaahinta la hadlo inta aan la gaadhin wakhtiga loo qabtay qabashada Araajida Siyaasiyiinta damaca.

Maxamuud Xaashi ayaa weli Madi ku ah damaca ah inuu u tartamayo Guddoomiye-nimada Xisbiga KULMIYE.

Laakiin, marka laga tago Guddoomiye-nimada Xisbiga KULMIYE waxa jiri doona baratan loo geli doono Guddoomiye ku-xigeennada Xisbiga, waxaana Hargeysa ku sugan Siyaasiyiin wada Shir-doceedyo, kuwaasi oo damac ka hayo Jagooyinkaasi. Arrintan waxa sii xoojiyey booqasho uu Madaxweyne Biixi uu Toddobaadkan ku tagay Xarunta Guud ee Xisbiga KULMIYE ee Magaalada Hargeysa.

Si kastaba ha ahaatee, waxa la saadaalinayaa in shirweynaha Xisbiga KULMIYE uu isbeddel ku keeni doono siyaasadda gudaha ee Somaliland, waana sababta ay labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ay dib ugu riixeen shirweynayaashoodii, iyagoo ku xisaabtamaya tafaraaruq siyaasadeed oo ku iman kara Shirweynaha Xisbul-xaakimka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories