HomeSomaliland: Qofkii u horreeyey oo Cudurka Covid-19 u geeriyooday iyo Wasaaradda Caafimaadka...

Somaliland: Qofkii u horreeyey oo Cudurka Covid-19 u geeriyooday iyo Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisas Cusub oo la helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, waxa maalintii shalay lagu aasay qofkii ugu horeeyey ee Xannuunka Covid-19 ugu geeriyooday Somaliland.

Marxuumka geeriyooday ayaa ka mid ahaa dad looga shakiyey xannuunka Covid-19 oo Wasaaradda Caafimaadka Somaliland baadhitaan dheecaankooda u dirtay dalka dibaddiisa.

Wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi oo maanta la hadlay saxaafadda, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiskan iyo natiijada baadhitaanno caafimaad oo dalka dibaddiisa baadhitaan loogu diray, kuwaas oo shalay soo gaadhay dalka.

warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose

Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, waxa uu sheegay in la helay Saddex kiis oo cusub oo Caabuqa Coronavirus ah, kuwaas oo ka soo baxay natiijada baadhitaan caafimaad oo dalka dibaddiisa loogu diray dheecaanada 36 Qof oo looga shakiyey Cudurka Covid-19.

Kiisaska Cusub ee la helay, ayaa tirada guud ee Dadka la xaqiijiyey inay Qabaan Cudurka Covid-19 gudaha Somaliland ka dhigaysa 9 Qof oo ku kala nool gobollada dalka.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories