Ciidamada Milatariga Ethiopia oo Xidhay Xuduudka Tog-wajaale ee u dhexeeya Somaliland iyo Saamaynta ka dhalatay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Milatariga dalka Ethiopia, ayaa maanta xayiray isu-socodka dadka iyo gaadiidka ee Xadka u dhexeeya Somaliland, gaar ahaan magaalada Tog-Wajaale. Ciidammada Milatariga dowladda...
Xukuumadda Somaliland oo Amartay in Masaajiddada la Xidho, Ajaanibka Sharci-darrada ku joogaana dalka ka baxaan
Hargeysa (SLpost)- Guddida Qaran Ee U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus ee Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay in muddo 4 todobaad ah la xidho isla...
Somaliland: Nuxurka Go’aamo Miisaan Culus oo saareen Guddiga Ka-hortagga Cudurka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Guddida Qaran Ee U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray go’aamo hor leh oo lagaga hortagayo fiditaanka Cudurka...
Somaliland: Tirada Kiisaska Cudurka Covid-19 ee la Xaqiijiyey oo Korodhay iyo Xaaladda Caafimaad ee Dadka laga helay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay in saddex kiis oo cusub oo Coronavirus ah laga helay gobollada Awdal iyo Maroodijeex, taas...
Afhayeen Barkhad Batuun iyo Wasiir Faratoon: Mucaarid Lexejeclo Muujiyey iyo Muxaafid la Yimid Masuuliyad-darro
Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga WADDANI Md. Barkhad Jaamac Batuun oo saxaafadda la hadlay (Axad, 12 April 2020), ayaa muujiyey astaamaha lagu yaqaan...
“Dadka Badhna Hala Bireeyo, qaarna Haku Qadeeyaan oo Tv-yada haka daawadaan Lama Odhan” – Siyaasi Ismaaciil oo talooyin u jeediyey Shacabka
"Dadka Badhna Hala Bireeyo, qaarna Haku Qadeeyaan oo Tv-yada haka daawadaan Lama Odhan" - Siyaasi Ismaaciil Cabdi Caalin ayaa talooyin la xidhiidha ka-hortagga Coronavirus...
Muxuu qoray Dr. Baadiyow: Ma Warqad? Mise Warqas? – Boobe Yuusuf Ducaale oo Qalinka u qaatay Aflagaaddo ka soo yeedhay Siyaasi reer Muqdisho ah
“Qalinyahow mindiyo, Ii noqo maddane, Ku marrimo dhiig, Kuna meydho ciin. Khadkan hoo murka, Kii macallinka ah, Ee midab-caska ah, Ku dhig heestan milil, Maaleey qadhaadh, Dacar lagu mergado, Maarrahaan sitiyo, Kalaashkoofka mudan, Midig aad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

