Monthly Archives: April, 2020

spot_imgspot_img

HAMBALYO MEHER WACAN: Maxamed Cabdilaahi Cali Iyo Mumtaaz Maxamed Faarax oo Meherkoodu ku qabsoomay Hargeysa

  Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Mustafe Axmed Maxamuud (Buraale), Maxamed Saleebaan Muxumed, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Marwaan Sulub Cabdi, Safwaan Maxamuud...

Maxaa Sababay in Dowladda Djibouti Hoos u dhigto Cashuurta Badeecadaha Ethiopia ka dhoofiso Dalkeeda?

  Djibouti (SLpost)- Dowladda Jamhuuriyadda Djibouti ayaa hoos u dhigtay 82.5% cashuurta ay ka qaaddo baddeecadaha Itoobiya ka dhoofiso Dekedaha dalkeeda sababo la xidhiidha wakhtigan...

Ficillada Dawladda Hoose Hargeysa Kula Kacdo Bulshada Danyarta Ahi Waa Baro-kicin ee Maaha Badbaado! – Faallo

  Iyadoo Wakhti xaadirkan ay duruufaha nololeed ee bulshada danyarta ee ku nool caasimada somaliland ee hargeisa ay saameyn ku yeelatay xaalada dhaqdhaqaaq la'aanta ah...

“Haddii Dawladdu Ka Xishootay Inay Qaadka Joojiso, Masaajiddana Ha Ka Xishooto” – Sheekh Maxamed Cumar Dirir

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa dhaliilay go'aan ay xukuumaddu Somaliland ku amartay in...

Sifo Sharci ah ha Lagula Dagaalamo Cidkasta oo Faafisa Been-abuur iyo Macluumaad Khuraafaad ah

  Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Dalalka Adduunku waxa ay xiligan ku hawlan yihiin laba dagaal oo isbarkan oo kala ah; dagaalka lagu xakammaynayo xannuunkan halista ah...

Go’aamo Ka soo baxay Kulan Dhexmaray Wasaaradda Gaadiidka Somaliland iyo Iskaashatada Basaska Gobollada ee Horseed 

  Hargaysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa maata shir kula yeeshay Xarunta Wasaaradda Guddiga Iskaashatadda Basaska...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Bulshada U Sharraxay Qalad-fahanka Ka Digista Jamaca Masaajiddada

  “Waxa ay Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftay ugu Baaqaysaa Culimada in aanay ku deg-degin in ay Bulshada la wadaagaan Warar aan la hubin…” Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img