Monthly Archives: January, 2020

spot_imgspot_img

Abaalmarinno Shahaado-sharaf iyo & Lacag isugu jira oo la Gudoonsiiyey Shaqaalahii ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Tamarta

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Tamarta & Macdanta Md Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa maanta gudoonsiiyey shahaado abaalmarin ah iyo lacag shaqaale wasaarada ka tirsan oo loo...

Shirkadda Super Group of Companies oo Abaal-marinno kala Duwan Ku Maamuustay Shaqaale Hufnaan iyo Karti lagu majeertay

  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Super Group of Companies, ayaa munaasibad ay abaal-marinno ku guddoonsiisay u qabatay Shaqaale-weynaha kala duwan ee ka hawl-gala, iyadoo kuwoodii ugu...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amarro hor Leh ku soo rogtay Dugsiyada Gaarka loo leeyahay

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Amar Leh ku soo rogtay Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo ay dhawaan ka heshiiyeen Khilaaf cirka isku soo...

Hargeysa: Koboca Horumarka Dhaqan-dhaqaale ee Caasimadda iyo Hoteel Casri ah oo laga furay

  Iyadoo maalinba maalinta ku xigta uu sii kordhayo Horumarka iyo hirgelinta mashaariicda gun-dhigga u ah adeegyada Bulshada iyo Koboca dhaqaalaha ee muwaadiniinta iyo dowladduba...

Warbixin Saadaal Dhinac ka Raran ka Bixisay Dalalka Caalamka ee ay qalaalaasaha iyo Kacdoonnada Dadweyne Ragaadin Doonaan Sannadkan 2020

  Waxa isku soo ururiyey Maxamed Cirro Warbixin laga soo saaray xog-ururin iyo daraasado laga sameeyey 125 dal oo intooda badan ku yaalaan Qaaradaha Afrika, Eeshiya,...

“Ummadaha marka la qabsanayo dalalkooda iyo duunyadooda, Caqliga lagaga soo duulaa oo…” – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa uga digay bulshada dhibaatooyinka ay ku hayaan dadka sixroolayaasha oo uu soo jeediyey in lagu muquujinayo...

OGEYSIIS Ka Socda Maamulka Jimciyadda SOMALILAND NATIONAL AWARDS PRIZE oo qaabilsan Bixinta Abaal-marinnada Shaqasiyaadka Mudan

  SOMALILAND NATIONAL AWARDS PRIZE WAXAY KU WARGALINAYSAA BULSHO WAYNTA SOMALILAND IYO QAYBAHA GUULAYSTAYAASHA SANADKA 2019 SLNA PRIZE, IN XAFLADII BANDHIGA 2019 DIB LOO DHIGAY...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img