Monthly Archives: January, 2020

spot_imgspot_img

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo in ka Badan Laba Kun oo Haween ah u Qabatay Kulan Wacyigelin ah

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Khamiistii Maanta Furay Shirweyne Diini ah oo ay isugu yimaaddeen in...

Masuul Ka soo Goostay Maamul-goboleedka Puntland oo lagu soo dhaweeyey Duleedka Laascaanood

  Laascaanood (SLpost)- Maayerkii magaalada Taleex ee gobolka Sool ugu magacownaa maamul-goboleedka Puntland, ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu u hayey maamulkaas. Iimaan Cali Faarax...

Gobollada Sool iyo Sanaag oo Yeelanaya Ciidan Dab-demis, 50 Boos-Shaqo oo ka bannaan iyo Shuruudaha looga baahan yahay

  Hargeysa (SLpost)- Gobollada Sool iyo Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horeysay yeelanaya Ciidan Dab-demis ah oo ka hawl-gali doona Xarumo Cusub oo...

Hargeysa: Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Ingiriiska

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb....

TAXANAHA WAAYIHII CAWL & HARGEYSA: Sidee buu ahaa Xidhiidhkii ka Dhexeeyey Maayer Cawl Cilmi Cabdalla iyo Saxaafadda Madaxa-bannaan ee dalka?

  Hargeysa (SLpost)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa taxanaha Barnaamijyo laga diyaariyey Doorkii maamul iyo Horumarkii uu caasimadda Hargeysa ka hirgeliyey Allah haw naxariistee...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Soo bandhigay Barnaamijka Wax-qabadkii ay ku tallaabsadeen Sannadkii 2019

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka iyo horumarka ay hay'ad ahaan ku tallaabsadeen Sannadkii tagay ee 2019-kii oo noqonaya...

Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Abaalmarino Kala Duwan Guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimadooda lagu majeertay

“Ma jirto cid si gaar ah u guulaysatay oo guushana waynu wada leennahay, sababta oo ah magac ayeynu wadaagnaa" - Wasiir Cabdilaahi Abokor Hargeysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img