Monthly Archives: January, 2020

spot_imgspot_img

Dowladda Jabuuti oo Daah-furtay Xadhkaha Isgaadhsiinta Badda la Mariyo oo Shirqool Dhaqaale ku ah Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xaflad lagu qabtay magaalada Jabuuti maanta oo ay taariikhdu tahay 20 January 2020, kana qaybgaleen Ra’iisal-wasaaraha Jabuuti Md. Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, xubno...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil-ka-qaadis, Isku-beddel iyo Magacaabis ku sameeyey Masuuliyiinta Xukuumaddiisa

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu xilalkii kaga qaaday qaar ka mid ah masuuliyiinta...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo dalbaday Xogta Xad-gudubyo uu sheegay inay Saxaafaddu ka gasho Muwaadiniinta

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore oo hadal ka jeediyey kulan maanta lagaga tashanayey xeerka Saxaafada Somaliland ee la doonayo in la...

Siyaasi Caan ka ah Somaliland oo Xisbi Siyaasadeed kaga dhawaaqay Muqdisho

  Muqdisho (SLpost)- Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dubbe, oo si wanagsan looga yaqaano deegaanada Somaliland isla markaan si dhaw ula shaqayn jiray Xisbiga haya talada Somaliland...

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo faahfaahiyey Qorshe loo Marayo Mideynta Manhajka Waxbarasho ee dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku hawlan yihiin qorshe lagu midaynayo...

Hoggaamiye Xirsi oo “laba Qodob Kala-doorashadooda u soo Bandhigay”

  Hargeysa (SLpost)- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha u soo jeediyey in uu iska daayo waxa uu ku...

Gabay fariin u diraya Madaxda siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo qaybaha bulshada: Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah

  Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud iyo Laanteed ah  Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img