HomeWasiirka Maaliyadda oo Waraysi Dheer kaga Hadlay Sicir-bararka, Sarrifka lacagaha iyo Cashuuro...

Wasiirka Maaliyadda oo Waraysi Dheer kaga Hadlay Sicir-bararka, Sarrifka lacagaha iyo Cashuuro Xukuumaddu qaaddo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay Shacabku ku qasbanayn qaadashada Bilaydhada amma Taarikada cusub ee Baabuurta, balse qofkii isagu doonayaa uu qaadan karo oo laga iibinayo. Taarikadaas, ayey Golaha Wakiilladu diideen inay ansixiyaan markii ay meel-marinayeen miisaaniyad-sannadeedkii 2018-kii, balse ay Wasaaradda Gaadiidku dadka ka iibiso.

Wasiirka horumarinta Maaliyadda oo waraysi gaar ah Siiyey Weriye Maxamuud-Jawhar oo ka tirsan Telefeshinka Star, ayaa ka jawaabay dhaqdhaqaaq la’aanta dhinaca dhaqaale ee ay Bulshadu aadka uga cabanayso tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Muuse Biixi.

Waxa kale oo uu Waraysiga kaga jawaabay su’aalo laga weydiiyey Sicir-bararka, hoos-u-dhaca sarrifka doollarka ee aan wax kale hoos u dhicin intuu doollarku jabay, halka marka uu qaaliyoobo wax waliba qaaliyoobaan, isticmaal la’aanta Lacagta Somaliland ee ay Ganacsatada, Dugsiyada gaarka ah, Maddarasadaha iyo ganacsiyada gaarka ahiba wax ku baayacayaan, ku qaadayaan fiiga, waxna ku iibinayaan iyo sababaha ay dowladdu wax uga qaban wayday.

Waraysiga oo dhammeystiran oo Wasiirku kaga hadlayo Arrimo kala duwan, ka daawo muuqaalka hoose

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories