Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Sheekh Aadam-Siira oo Abaalmarinno iyo Deeqo Waxbarasho Siiyey Arday Ka Qalin-jabisay Jaamacadda New Generation

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira), ayaa abaalmarinno kala duwan guddoonsiiyey Ardayda ugu dhibcaha sareysay Jaamacadda New Generation ee magaalada Hargeysa oo...

Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Kulan-Diimeed Sheekh Caan ahi ku qaban lahaa Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed, faahfaahiyey hawl-gal ciidamada ammaanku ku joojiyeen wax uu ku tilmaamay Tababbar ku saabsan Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba,...

Saddex Carruur ah oo ku Geeriyooday Dab Qabsaday Gurigooda

Boorame (SLpost)- Saddex Carruur ah oo ka ugu weyni ahaa 10 sano jir ayaa ku dhintay Dab ka kacay Gurigooda oo ku yaallay Magaalada...

Somaliland: Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Xubno lagu tuhmay Jabhad la sheegay in laga aasaasay Awdal

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida ee Somaliland isla-markaana ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa sheegay in...

Ceelasha iyo Ilaha Biyaha Somaliland oo Markii u horeysay la diiwaan-gelinayo

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku hawlan hirgelinta Qorshe lagu diiwaangelinayo Ceelaha iyo Ilaha Biyaha ee guud ahaan dalka, sida uu shaaca ka qaaday...

Cunto-Kariyihii Ka Fekaday Xabsiga Mandheera

Mudane, Douglas Basil Hall markii uu la wareegay maamulka xukunka talada dalka British Protectorate of Somaliland, taariikhdu markay ahayd 11 July 1959 illaa iyo...

Hargeysa: Dhismaha Biriish uu maalgelinayo Ganacsade Cumaani oo loo dhagax-dhigay Xaafadda Maxamed Mooge iyo Bogaadinta Wax-garadka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Dhismaha Buundo Cusub oo uu dhaqaalaha ku baxaya iyo farsamadiisa uu ku deeqay Ganacsadaha Iska leh Shirkadda Somaliland Hono Group ee Cabdirisaaq...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img