Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Somaliland: Wasaaradda Ganacsiga Oo Xabsiga Ku Gurtay Ganacsato Ajaanib Ah

  Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Mustafe Maxamed Cali ( Bile), ayaa sheegay inay xabsiga ku gureen ganacsato ajaanib ah oo ay ka...

Dawladda Itoobiya Oo Gacanta ku dhigtay 2 Ka Mid ah Dableydii Soo Weerartay Saldhigga Booliska Boorama

  Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay laba ka mid ah dablaydii habeen hore salaadii subax weerartay saldhiga degmada Borama...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH ~ Q.4aad – Qalinka: Axmed Cismaan Batuun

  Waxaad soo aragteen sida ay dugsiyada waxbarashada ee gaarka loo leeyahay u marin habaabiyeen tacliinta dalka,iyo sida ay u bililiqaysteen macalimiinta,ardayda,iyo waxyaalaha ay ku...

Drs Edna Adan oo Madal Kulmisay Haldoorka Bulshada ku soo bandhigtay Buug xambaarsan Miisaanka Waayihii Taariikhda Nolosheeda {Akhriso + SAWIRRO}

  Hargaysa (SLpost) Xaflad lagu soo bandhigayey Buug ay  qortay Dr. Edna Aden Ismaaciil oo ka hadlaya taariikhda iyo waayihii nololeed ee ay u soo...

Hargeysa: Tabobar loo soo xidhay 50 Dhalinyaro Ah Oo Fursad Maalgelin Ganacsi ka helay Daladda NAGAAD

Hargaysa (SLpost)- Sabtidii shalay waxa la soo gabo gabeeyey barnaamij muddo afar cisho ah ka socday Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, barnaamijkaasi oo ku...

Xisbiga Kulmiye oo Sharciga la tiigsanaya Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani

  “Annaga oo ah Guddiga fulinta ee Xisbiga KULMIYE, waxaanu doonaynaa inaanu Caddayno inaanu Cabdirashiid Riyo-raac ku jirin Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE” - Xildhibaan...

Dabley Weerartay Saldhigga Dhexe ee magaalada Boorama iyo Taliska Guud ee Booliska oo ka hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar dabley hubaysani subaxnimadii hore ee Saaka ku qaadday Saldhigga Booliska ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img