Mucaarid-xumaha Maantu Waa Muxaafid-Xumihii Shalay – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami
Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto arrimaha siyaasadda iyo sida...
Golaha Wakiillada: Kal-fadhi Wasiirro lagu ansixinayey oo Kooram la’aan u baaqday iyo Xildhibaanno la Ganaaxay
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland oo loo ballansanaa in lagu ansixiyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi,...
Guddoomiye Cirro oo Xilal u magacaabay Siyaasiyiin Caan ah
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta xilal u Magacaabay Siyaasiyiin Caan ah oo xilal ka...
Madaxweyne Biixi oo sheegay inay Sharci yihiin Xubnaha Guddiga Cusub ee Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta jawaab ka bixiyey muranka ka taagan xubnaha cusub ee Komishanka ee ay dhawaan ansixiyeen...
Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Shirweynihii u horeeyey noociisa oo lagu gorfaynayo Arrimaha Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Carwo dhinaca caafimaadka ah oo lagu soo bandhigi doono adeegyada ay bixiyaan Mihnadleyaasha...
Challenges and Opportunities of Somaliland Seed sector
Challenges: Absence of a National Seed Policy The seed sector in Somaliland is unregulated and uncontrolled. The absence of the national seed policy to guide the...
Xukuumadda Somaliland oo Ku Guulaysatay Inay Soo Af-jarto Xiisadda Koox Jabhad Kaga Dhawaaqday Gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Ergo-nabadeed isugu jira Aqoonyahano, Oday dhaqameed iyo Masuuliyiin Xukuumada Somaliland ka tirsan, ayaa maanta ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawaan deegaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

