Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin rejadii ay ka qabeen isbeddelka maamul ee...
SOMALILAND: Hablaha Suxufiyiinta ah oo tartan loo qabanyo
Hargeysa (SLpost)- Ururka Hablaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA oo kaashanaya hay'adda mucaawimooyinka dibadda u qaabilsan Boqortooyada Ingiriiska ee UKAID, ayaa tartan u...
Wasiir Guri-barwaaqo oo sharraxay Aqoon-korodhsi xidhiidhka warbaahinta Xorta ah oo uu ka helay Siminaaro loogu qabtay Dalka Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) oo socdaal ku jooga dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa faahfaahin ka...
MAXAA GALAY RUGTA GANACSIGA SOMALILAND?! – Qalinkii Cabdinaasir Axmed Ibraahim
Chamber of Commerce, waxa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 1599 dalka France tan iyo markaa rugaha ganacsiyadu kaalin muuqata ayay ciyaaraan horumarka dhaqaalaha. Hasa...
SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo kaashanaysa hay'adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalaamiga ah ee ay wada-shaqaynta leeyihiin, ayaa bilaabay Mashruuc loogu kuur-galayo...
Biyo-gelinta Caasimadda Hargeysa oo la bilaabay iyo masuuliyiin ka hadlay Qorshe loo dejiyey
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood oo ay weheliyaan Maayarka iyo Xoghayaha Fulinta Caasimadda iyo Guddiga Biyo-ballaadhinta Hargeysa, ayaa saaka goob-joog...
GOB STORE: Xarun Ganacsi nooceedu ku yar yahay Somaliland oo la ballaadhiyey iyo Adeegyo lagu soo kordhiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim, ayaa xalay xadhigga ka jaray dib-u-habayn iyo ballaadhin lagu sameeyey Xarunta Ganacsi ee Gob Store...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

