Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh Wada-shaqayneed oo gaar ah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay u dirtay codsi ay ku dalbatay in ergay gaar ah u soo magacawdo dalkeeda, waxaana ay kula talisay inay...

Beesha Bariga Burco oo Madaxweyne Muuse Biixi ka dalbatay Kulan gaar ah oo uu la yeesho

Hargeysa (SLpost)- Beesha Bariga Burco ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ka dalbatay kulan ah oo uu la yeesho Madax-dhaqameedka, Wax-garadka iyo Odayaasha Beeshaas. Boqor...

Wasiirka Difaaca Ingiriiska oo ka hadlay Nuxurka Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha difaaca Ingiriiska Gavin Williamson, ayaa sheegay inay isaga iyo Madaxweyne Biixi ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada wadan ee Somaliland iyo...

Maamulka Puntland oo Doortay Madaxweyne ku madaxweyne ku-xigeen Cusub

Hargeysa (SLpost)- Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa maanta doortay madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen cusub. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland...

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Ku Gacan-saydhay Dhex-dhexaadin laga galo Khilaafka Axsaabta Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku gacan-saydhay Guddi dhex-dhexaadin ah oo loo xil-saaray dhex-dhexaadinta Xisbiyada Qaranka oo isku khilaafsan qabsoomidda doorashooyinka...

Somaliland: Muwaaddiniin Shaaciyey in Boqollaal Baloodh Xukuumaddu Xoog kaga Qaadday oo Baaq u Diray Madaxweynaha

Hargeysa (SLpost)- Soddon Muwaaddin oo reer Somaliland ah, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul ay lahaayeen oo ay sheegeen inay dawladdu si badheedh ah uga...

SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay

Hargeysa (SLpost)-Ururka SOLNAP ayaa maanta abaalmarinno guddoonsiiyey shaqsiyaad isugu jira masuuliyiin Dowladeed, ganacsato, abwaanniin iyo qaar kale ka kala tirsan qaybaha bulshada rayidka ah. FAAHFAAHINTA...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img