Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Wali waxaan la tacaalayaa Xannuunadii aan ka qaaday Xilkii hore ee qabtay, immikana diyaar uma ihi…” Siyaasi Abgaal

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiinta xukuumaddi madaxweyne Siilaanyo, Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay inuu caafimaad-darro la soo deristay naftiisa isla markaana uu...

Qaybtii Labaad ee Casharro Bulshada lagaga wacyi-gelinayo ka hortagga dabka

Waxaana isla markaasna jira qalab kale oo sheega kulka oo loo yaqaano (Heat Detectors) oo iyeguna laba nooc u shaqeeya hase yeeshee isku shaqo...

“Waxaan u arkayey in Jananku isaga laftiisu dafiray waraaqihii ay bixiyeen hay’adihii dowladda ee ku shaqada lahaa” – Cali Seenyo

Djibouti (SLpost)- Guddoomiyaha telefishanka SAAB TV, Cali Seenyo, oo waraysi siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBC, ayaa difaacay warbixinta uu ka baahiyey Telefishanka oo...

Xukuumadda oo faahfaahisay sababta Dalka looga horjoogsaday Weriye Cali Seenyo

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in sababta Weriye Cali Seenyo looga horjoogsaday inuu dalka...

SOMALILAND: Siyaasiyiin Madax-bannaan oo Dhaliilay Xisbiga Waddani iyo Qodobbo ay u daliishadeen

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah siyaasiyiinta madaxa-bannaan ee Somaliland oo ku midoobay Magaca SOMALILANDFIRST, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, waxaanay dhaliilo u jeediyeen...

Xukuumadda oo digniin u dirtay Dadka Jaarka la ah Madaxtooyada Cusub ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi oo uu weheliyo Maayarka Magaalada Hargeysa, ayaa farriin digniin ah u diray Shacabka dhulka...

Shaxda Koox laga sameeyey Arsenal iyo Chelsea oo Caawa is-haleelaya iyo Natiijooyinka 10-kii Kulan ee u dambeyey

Natiijooyinka 10-kii Kulan u dambeeyey ee Horyaalka Premier League ay wada-yeesheen labada Kooxood  Kooxda Chelsea ayaa Isku fuuqsatay Shax lagu sameeyey ciyaartoyga ugu fiican boosaska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img