HomeDhacdo Cajiib ah: Haweenay aan awoodin inay Maqasho Codka Ragga Balse Maqli...

Dhacdo Cajiib ah: Haweenay aan awoodin inay Maqasho Codka Ragga Balse Maqli karta Codka Dumarka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mucjisooyinka Dunida ka jira ma aha kuwa aynu soo koobi karno waxaynu mar kasta la kulanaa arrin lama filaan ah.

Magaalada Xiamen ee Koonfur bari Dalka China waxa ku nool haweenay qabta xanuun aan hore loo arag oo ka halleelay dhinaca maqalka.

Maqaal Arrintan ka hadlaya oo lagu qoray Jariiradda Daily Mail ee ka soo baxda dalka Ingiriiska, waxa lagu sheegay in haweenaydani ay maqli karto oo kaliya Codka Haweenka oo qudha, balse codka Ragga aanay maqli karin. 

HaweenaydaDhibaatada noocani ah ma aha mid ay ku dhalatay haweenaydaasi sida lagu baahiyey Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay, laakiin haweenaydan ayaa seexatay kadib subaxnimadii markii ay toostay ayaa waxay maqli weyday Codkii saygeeda.

Intaasi kadib, waxa la geeyay dhakhtar waxaanu dhakhtatkaasi sheegay in dhibaato dhinaca Maqalka ah oo ku dhacda 13 kun ee qof hal qof oo ka mid ah soo waajahday gabadhani taasi oo ah xaalad aad loo arag.

Waxa aad u adag in xaaladda noocan oo kale ah ay dhakhaatiirtu ogaadaan sababtuna waxay tahay in dhakhaatiirta badankooda xaaladda noocani oo kale ah aanay aqoon u lahayn.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories