HomeXukuumadda oo digniin u dirtay Dadka Jaarka la ah Madaxtooyada Cusub ee...

Xukuumadda oo digniin u dirtay Dadka Jaarka la ah Madaxtooyada Cusub ee Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qambi_SoltelcoHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi oo uu weheliyo Maayarka Magaalada Hargeysa, ayaa farriin digniin ah u diray Shacabka dhulka iyo dhismayaasha ku leh agagaarka goobta laga dhisayo madaxtooyada cusub oo laga hirgelinayo deegaanka Xaraf ee Galbeedka Caasimadda Hargeysa.

Labadan masuul oo maanta saxaafadda qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa ay uga digeen Shacabka Jaarka la ah goobta laga dhisayo madaxtooyada cusub inaanay Dhisme Dabaq ah ka dhisi korin masaafo dhinac walba u jirta 500 Mitir, sidoo kale dib-u-naqshayn lagu samaynayo xaafadaha dhinaca galbeed, sidaa awgeedna aan gebi ahaanba wax dhisme laga hirgelin karin.

Qambi_SoltelcoShacabka Dhulka ku leh iyo dadka la jaarka ah deegaankaas, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey goobta dhismaha laga hirgelinayo oo ah dhul aad u ballaadhan, iyadoo sidoo kalena dadkaas qaarkood ku cawdeen in laga qaaday dhul ay iska leeyihiin.

Haddaba, hadalka masuuliyiinta digniinta u jeediyey shacabak iyo Su’aalo laga weydiiyey cabashada dadka shacabka ah, waxaad kaga bogataa oo aanu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose 

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Somalilandpost@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories