HomeXukuumadda oo faahfaahisay sababta Dalka looga horjoogsaday Weriye Cali Seenyo

Xukuumadda oo faahfaahisay sababta Dalka looga horjoogsaday Weriye Cali Seenyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in sababta Weriye Cali Seenyo looga horjoogsaday inuu dalka soo galo aanay wax xidhiidh la lahayn xirfaddiisa suxufino iyo xuquuqdiisa muwaadin balse ay la xidhidho wax uu ku tilmaamay fulinta mashruuc aanu sifaha sharci u soo marin.

Badhasaabka Togdheer oo iftiimiyey Sababta Cusboonaysiisay Shaqaaqada Balliga Diiriye GuuleedWeriye Cali Seenyo oo ay weheliyaan shaqaale ka tirsan telefishanka SAAB iyo shaqsiyaad aanu magac-dhabin oo ka yimi dhinaca dalka Jabuuti una soo socday magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selal, ayaa sheegay inay u socdeen inay barnaamij ka duubaan Masaajidka taariikhi ah oo ku yaalla magaalada Saylac oo sida uu sheegay ay ujeeddadoodu ahayd inay ganacsatada iyo dadka danaynaya ku baraarujiyaan sidii loo dayac-tiri lahaa loona ilaalin lahaa dhismaha Masaajidkaas oo burburay. Cali Seenyo waxa uu sheegay in Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ka horjoogsaday inuu dalka soo galo, isagoo taliyaha ku dhaliilo ugu jeediyey warbixin laga baahiyey telefishanka SAAB.

 

KA DAAWO MUUQAALKAN MUUQAALKAN HOOSE

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories