Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Dib-u-dhac ku yimi xilliga loo muddeeyey Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo loo muddeeyey inuu 24-ka bishan ka furmo xarunta gobolka Awdal, ayaa qabsoomiddiisa dib loo dhigay...

Somaliland oo ka hadashay Socdaal Kedis ah oo Madaxweynaha DDSI ku yimi Tog-wajaale iyo Sababta ka dambaysay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay socdaal shaqsi ah oo madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo wata Ciidamadii ilaalada u ah shalay ugu soo tallaabeen gudaha...

Khilaaf ka dhex-qarxay Xukuumadda iyo Dowladda Hoose ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Xasan Shahar oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa wasaaradda Hawlaha Guud ku eedeeyey inay faro-gelin ku samaysay...

Soomaaliya oo ka jawaabtay Go’aankii dowladda Kenya xidhiidhka dibloomasiyadeed u goysay iyo eedayn ay u jeedisay

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa jawaab ka bixisay tallaabada xidhiidhka dibloomasiyadeed ugu jartay dowladda Kenya oo dalkeeda ka saartay Safiirkii Soomaalida u joogay magaalada...

Axmed Siilaanyo oo ka hadlay soo-dhaweyn loogu sameeyey magaalada Hargeysa oo uu muddo ka maqnaa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddooyinkii u dambeeyey dalka dibaddiisa ku maqnaa, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey...

Madaxweynaha DDSI oo Kedis ah loogu Arkay isagoo Dhex-lugaynaya Gudaha Somaliland

Tog-Wajaale (SLpost)- Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar, ayaa maanta si kedis ah loogu arkay isagoo dhex-lugaynaya Gudaha Somaliland, gaar ahaan Daanta Soke...

Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Garabka uu hoggaaminayo Jaamac Shabeel

Hargeysa (SLpost)- Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa ka hadlay khilaafka kala qayb-qaybiyey Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye  kaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img