HomeDAAWO Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka Golaha Dhexe ee...

DAAWO Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorama (SLpost)- Shirweynaha Lixaad ee Xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Boorama, ayaa maanta la soo af-meeray, waxaana halkaas lagu doortay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo cod gacan-taag ah ay u qaadeen Ergooyinka Xisbiga ee shirka ka qayb-galay.

 

Madaxweynaha Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo shir-guddoominayey shirka maanta ee lagu doortay hoggaanka Golaha Dhexe, ayaa ka hor intii aan la bilaabin codeynta, waxa uu Ergooyinka Xisbiga ee Shirka ka qayb-galay oo dhammantood ku jirta Golaha Dhexe ka codsaday inay u codeeyey murashaxiinta ku tartamayey Jagada Guddoomiyaha Golaha Dhexe iyo Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Dhexe.

 

Codeynta kaddib, waxa Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye loo doortay inuu Noqdo Maxamuud Jaamac Warfaa oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada halka Guddoomiye ku-xigeenka uu ku guulaystay Cali Maxamed Cali oo ahaa Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda wafaafinta.

 

Haddaba Muuqaalkan Hoose ka daawo Qaabkii ay u dhacday Doorashadii Golaha hoggaanka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories