Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

Somaliland: Guddiga Wanaag-farista oo ka digay in dalka laga xuso Curashada Sannadaka Cusub ee Miilaadiga

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Wanaag-farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa ka digay in dalka laga sameeyo xaflado looga dabaal-degayo sanadka cusub ee Miilaadiga ee 2020-ka,...

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Doorkii uu Dib-u-dhiska dalka ka soo qaatay Maayarkii hore ee Hargeysa Marxuum Cawl Cilmi Cabdalla oo geeriyooday iyo Waxqabadka...

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqsiyada iyo doorkii siyaasadeed iyo Wax-qabad ee uu dalka ka soo gaystay...

Muqdisho: Wararkii u dambeeyey Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay iyo Tirada Dhimashada oo 100 qof Maraysa

  Muqdisho (SLpost)- Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee maanta lagu qaaday Bar kaantarool oo ay ciidamada...

Sheekh DIRIR: Diinta Islaamku way Mamnuucday u Dabaaldega Sannadka cusub ee Gaalada

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday  Culimada Islaamku way isku waafaqsan yihiin inay xaaraan tahay isu-ekeysiinta nimanka gaalada  iyo...

Shirqoollada Xasilooni-darrada Gobolka Geeska Africa ee Qatar iyo Gabbood-fallada uu geysanayo Adeegahooda Fahad Yaasin

  Fahad Yaasiin oo hore uga hawlgali jiray wakaalada wararka ee laga leeyahay boqorrtooyada Qatar ee Al-Jazeera, ayaa ay calaamadsadeen sirdoonka dawladaaasi sanadkii 2009 kii...

Ciidammada Booliska oo Faahfaahiyey Sababta Xadhigga Siyaasi Ramaax iyo Eedaymo loo Haysto

  Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ka dambaysa Xadhigga Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey magaca Shirkadda ku Guulaystay Fulinta Dhismaha Guriga Martida ee Ceerigaabo

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay tartan loo galay Qandaraaska Dhismaha Guriga Martida ee magaalada Ceerigaabo kaas oo Kharashka dhismihiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img