HomeCiidammada Booliska oo Faahfaahiyey Sababta Xadhigga Siyaasi Ramaax iyo Eedaymo loo Haysto

Ciidammada Booliska oo Faahfaahiyey Sababta Xadhigga Siyaasi Ramaax iyo Eedaymo loo Haysto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ka dambaysa Xadhigga Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo maanta Xabsiga loo taxaabay.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga UCID, ayaa ka hor intii aan xabsiga loo taxaabin waxa sida uu warbaahinta u sheegay looga yeedhay xarunta ciidanka Dambi-baadhista oo ku war-gelisay in kiis-dacwadeed ka dhan ahi soo gaadhay sidaa awgeedna uu yimaaddo, isaguna uu sidaas ku oggolaaday kuna tagay xafiiska looga yeedhay.

Taliyaha Laanta Dambi-baadhista ee Ciidanka Booliska Somaliland, Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax uu ciidanka Booliska u soo gudbiyey dacwad ka dhan ah siyaasi Ramaax oo uu ku eedeeyey inuu hadallo af-lagaaddo ah iyo been-abuur ah ka sheegay, kuwaas oo sida taliyuhu sheegay ka mid yihiin eedayn Mr Ramaax uu guddoomiye Baashe ugu jeediyey inuu xidhiidh la leeyahay wax uu ku tilmaamay shaqsiyaad iyo dad cadow ku ah Qaranimada Somaliland.

Haddaba Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Taliye Faysal Xiis ku faahfaahiyey sababta xadhigga Maxamuud Cali Saleebaan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories