Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Qorshaha Wax-qabadka Shanta Sanno ee Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Heerarka Caalamka La jaan-qaadaya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta Daah-furay Qorshe-hawleedka shaqo ee Shanta Sanno ee soo socda ay ku hawl-gali...
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Sii Daysay Sheekh Aadan-Sunne iyo Dhalinyaro la xidhnayd
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xorriyaddooda u soo celisay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada dalka...
Ururka MIDNIMO oo loo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen Cusub
Hargeysa (SLpost)- Ururka MIDNIMO oo ku midaysan yihiin Dadka ka soo jeeda deegannada Bariga Somaliland ee Qurba-joogga iyo kuwa Gudaha dalka jooga ee kala...
Ujeeddada Dacwad ka dhan ah Golaha Guurtida oo loo Gudbiyey Maxkamadda Sare ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiyiinta Ku midoobay Madasha Wada-tashiga, ayaa Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah u gudbiyey Dacwad ka dhan muddo-kordhinta Golaha Guurtidu u samaysay Goleyaasha...
Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcaddii Somaliland
Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin...
Daraasad Cusub oo Halbeeg ku cabbirtay Farxadda Ragga & Dumarka iyo Natiijo lama Filaan ah oo ka soo baxday
Hargeysa (SLpost)- Sida lagu shaaciyey natiijada baadhis cusub laga sameeyey xog-ururin laga soo ururiyey meelo badan oo dunida ka tirsan, raggu waxa ay farxad...
Dhammeystirka Wejiga 1aad ee Dhismaha Waddada Berbera Corridor oo la muddeeyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha waddada Berbera...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

