HomeLabadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcaddii Somaliland

Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcaddii Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

blankSuxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar.

Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa hadii loo fahmi dhinaca fiican ee aanay xukuumadu u arag talaabo lagaga soo horjeedo.

Dalna kaligii ma istaagi karo , Somaliland waa sidaas oo kale,  waynu ognahoo laba arimoodba dalalkii aynu saaxiibka lahayn way inagu dhaliileen, waa dadkan la iska xidhxidhayo iyo muddo kordhinta labada sanno ee aan lala tashan dadkii ay khuseysay doorashooyinku, waana labada arimood ee sumcadaadda hoos u dhigi karta kuna waayi karto saaxiibo caalamka kugu doodi lahaa.

waxay  Somaliland lahayd saaxiibo badan balse imika u muuqda inay inaga niyad jabayaan qaabka aynu u dhaqmayno iyo siday iyagu inala rabaan oo ah mid isku jirta  cir iyo dhul.

Somaliland waxay mar gaadhay in tusaale loo soo qaato oo dalal badan oo Afrika loogu faano in dal aan aqoonsi lahayn ay doorashooyin kala duwani ka dhacday oo aanay deero deero hirdiyin, madaxweyneyaalna isku bedeleen.

Qoraalkii u dambeeyey ee ay soo saareen beesha caalamku waxa uu ahaa kii ugu adkaa ee Somaliland kaga hadlayeen, sidaas darteed si sumcadda Somaliland beesha caalamka loogu iibiyo waa in fursaddan ay keeneen odayaasha madasha wadatashiga loo arkaa talaabo wanaagsan,.

Laba arrimood oo imika la qaada sumcaddii Somaliland way soo celinaysa:

  1. Hadii maxkamadda sare dacwaddan eegto markay ka doodaan soo saaraan in go’aankii Guurtidu khalad ahayd oo sabab loo kordhiya aanay jirin, sidaas darteed soo jeediyaan in go’aankaasi laga noqdo ama laga laabto .
  2. Qodobka labaad inuuu madaxweynuhu aqballo go’aanka maxkamadda sare, isla markaana wixii hor taagna doorashooyinka uu go’aamiyo inuu dhamaynayo muddo sanad ka yar doorasho ku qabto.

    Haddii labadaasi qodob oo kaliya ku kala dhaqaaqaan maxkamadda sare iyo madaxweynuhu waxay noqonaysa dhacdo cajiib ah oo loo qaaday dhanka horumarka iyo ilaalinta sharciga iyo fulinta kalmadii ololaha lagu gallay ee sharciga sareeya, waxaanay dhacdadaasi ina gaadhsiinaysa caalamka oo dhan oo marna news caalamka gaadha ayey noqon  marna waa la falanqayn doonaa oo la odhan doona waa dal sharcigiisa illaaliya.

     
    Illaahay ha idin garansiiyo tubta toosan.

 

By:Barkhad-ladiif M. Cumar.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories