Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Qoys Afar Qof ah Dhismaha Gurigoodu ku dumay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys...
Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Ganafka ku dhuftay Badheedhaha Hanka Murashaxnimo ee Siyaasi Maxamuud Xaashi
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeeenka 1aad ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay hanka murashaxnimo ee Siyaasi Maxamuud Xaashi...
Jewiga Xil-wareejinno Is-barkan oo Saaka ka dhacay Wasaaradda Warfaafinta iyo Weedhihii Hadalladii laga jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Cusub ee Wasaaradaha Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore Iyo Horumarinta Biyaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta munaasibad...
Golaha Guurtida Somaliland oo Kalfadhigooda 70aad Ku soo afmeeray Muran siyaasadeed ay Qayb ka yihiin, Fasaxna galay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii ugu dambeeyey Kalfadhigii 70aad ee Golahaas, waxaana xildhibaannada loogu sheegay inay muddo laba bilood ah...
“Xisbiyadii la doonayey in Dhibaatada lagaga Baxo, waxay noqdeen Nafaqada lagu waraabiyo Qabyaallada”- Xildhibaan Buubaa
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xisbiyada siyaasaddu ka baydheen ujeeddadii loo sameeyey ee ku...
Siyaasiyiinta Somaliland Wax ha ka Bartaan Qaabkii loo Xalliyey Xanaftii ka Dhalatay Doorashooyinkii Kenya
Faallo: Maxamed Cirro Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooyinka...
Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax
Yuusuf Khadar Cabdi, Maxamed Siciid Cabdillaahi, C/nuur Mohamed Cali, Axmed Daahir Abokor, Isaxaaq Maxamud Cakush, Ahmed Cabdi Ahmed, Sidiiq Maxamuud Gahayr, Ibraahin Cabdule Xirsi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

